DAAWO Arooskii ugu shidnaa Qaarada yurub oo lagu soo bandhigay Hiddo & Dhaqankeena

Inta badan waxa ay Soomaalidu wadan walbo oo ay tagto kusoo bandhigaan Xafladaha Arooska dhaqamadooda kuwaasoo ka dhiga dhaqankooda mid sii hormaran.

Waa aroos cajiib ah oo indhaheeyga soo jiitay sida loo soo agaasimay kaasoo aan hubo inaad adiguba ka heli doontid inkastoo uu leeyahay dhaliilo cad oo lagu qabsan karo hadana dhinacca wanaagsan aan ka eegno

HOOS KA DAAWO

aroos shidan


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN