Daawo Video : Booliska Maraykanka oo si naxariis dara u jirdilaya dhalin yaro Soomaali ah

Inta badan waxaan aragnaa Booliska dalka maraykanka oo si weyn u jirdilaya madowga ku nool dalkaasi oo ay qaarkood heystaan dhalashada dalkaasi Maraykanka.

Qoysas badanoo Soomaali ah ayaa cabsi ka muujiyey jirdil loo geystay dhalinyaro Soomaali ah oo wadooyinka ay boolisku ku jirdileen iyagoo uga shakisay ineey kamid yihiin Burcad xaafadeed ( GANG )

HALKAAN KA DAAWO

Soomaalida maraykanka


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN