Muuqaalkii ugu horeeyey ee laga soo duubay Qaraxii Hotel Saxafi & Keydka CCTV Camerada hotelka oo la hela

Kadib qaraxii xooga badnaa ee geystay khasaaaraha fara badan waxaa la helay muuqaalkii ugu horeeyey ee qeexi kara dhibaatada shacabka iyo Dowlada soo gaartay.

Muuqaalkaan oo ay soo duubeen wariyayaal goobta ku sugnaa qaraxii kadib ayaa suura gal noo noqotay inaan helno xog dheeri ah oo ku saabsan sidii ay wax u dhaceen

HOOS KA DAAWO

saxafi2


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN