SUBXANALLAH : Daawo Wadaad caan ka ahaa Idaacadaha Soomaalida xiliyadii hore hadana Qurbaha ku muslimin jiray Dadka oo Sweden ku GAALOOWAY

Ma haboona inaan faafino waxyaabo sidaan oo kale ah balse waa mucjiso rabaani iyo in Alle u isaga qoray qof walbo noloshiisa waxa uu noqon lahaa.

Hadaba Sheekhaan oo caan ka ahaa Wxii ka danbeeyey 2000 Idaacadaha Soomaalida waxaana iminka uu ku noolyahay wadanka Sweden oo uu in mudo ah ka faafin jiray Diinta Islamka lana wadaagi jiray afkaarihiisa Kuwa aan iyagu ahyn Muslim.

MUUQAALKA HOOS KA DAAWO

faafiye


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN