DAAWO VIDEO : Wiil Soomaali ah oo Gabadh Norwegian guursaday & Arooskiisa oo Soomaalidii ugu badneed ka qeyb gashay

Burburkii Dowladii dhexe kadib waxa ay Shacabka Soomaaliyeed noqdeen sida aan wada ogsoonahay dad la dhaqan wadaaga hadba Qowmiyada ay markaasi la noolyihiin iyaga oo iska guursada Dumarka.

Hadaba sida aad muuqaalka hoose ku arki doontaan waa warbixin ku saabsan wiil Soomaaliyeed oo gabadh Cadaan ah guursanaya waxaana halkaasi lagu soo bandhigay hidaha iyo dhaqanka labada dhinac

Waxaana sidoo kale lagu soo bandhigay heeso qoob ka ciyaar ah kaasoo aad uga heleen labada dhinac waxa uuna ahaa mid si weyn loosoo agaasimay arooskaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

aroos ajaanib


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN