Universaltv oo Waraysatay AYAAN XERSI markalana Ceebtii aduunka ku dabaalatay

Caalamka si weyn ayaa looga garanayaa Ayaan xersi iyo xumaanteeda faraha badan oo ay u geeysatay Diinta Xaqa ah ee Islamka.

Universaltv ayaa waraysatay Ayaan xersi xili ay ku sugneed Brussles ee Bilgimka halkaasoo ay wariyayaashu u tageen shir wax loogu qabanaao Qaxootiga, waxayna fursad ku heleen waraysigaan.

HALKAAN KA DAAWO

ayaan xersi new


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN