DAAWO VIDEO : 6 qofoo Soomaalida Sweden oo xabsiga loo dhigay Dagaal ay ku sameeyeen Gabadh Diinta ka baxday oo faafin jirtay Kirishtaanka

DAAWO Muuqaalka Gabadh Soomaaliyeed oo sanado kahor qaadatay diinta Kirishtaanka ayaa waxaa Dowlada Sweden xabsiga u dhigtay 6qofood oo Soomaali ah.

Gabadhani oo meel fagaaro ah maraysay ayaa waxaa dagaal ku sameeyey dhowr dhalinyaro ah kuwaasoo laga soo qabtay 4 Gabdhood iyo labo wiil oo lagu tuhmay

HALKAAN KA DAAWO

Soomaali gaal ah


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN