SUBXANALLAH : Daawo Silica ka dhex jira Xabsigii lagu xiray 4tii fanaan oo laga soo duubay Muuqaalo rafaad uu ka muuqdo

Baraha internetka waxaa qabsaday xiisada fanaaniintii lagu xiray magaalada Hargeysa taasoo keentay in Soomaalida oo dhan ay si weyn uga wada hadlaan.

Muuqaal mobile lagu soo duubay ayaa saacadihii ugu danbeeyey lasoo dhigay Facebook kaasoo laga soo duubay xabsiga ay ku xiranyihiin Fanaaniinta Xidigaha geeska

HALKAAN KA DAAWO

xabsiyada


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN