DAAWO VIDEO : Gabadh Soomaali Maraykan ah oo xabsiga u gashay si ay Brack Obama ula kulanto

Khadija waa gabadh Soomaali ameerikaan ah oo in badan ku nooleed wadanka Maraykanka waxa ayna mudo 4 bil ah xabsi ugu jirtay Sabab la xariirta kulanka Madaxweyne Obama.

Saxaafada caalamka ayaa si weyn u hadal heysa gabadhani soomaaliyeed oo layaab ku noqotay ficilka ay sameeneeyso iyo dhiiranaanta ay ku dhiiranayso kulanka Obama iyadoo aan ka socon wax Hay’ad ama wadan ah

HALKAAN KA DAAWOObama suaalo

 


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN