XOG CULUS : Fanaaniintii Xidigaha Geeska oo Cabsi awgeed baajiyey Bandhigii Ciida Muqdisho

Waxaa maalmahaan socday Olole ay fanaaniinta Xidigaha muqdsho ay ku doonayeen in eey bandhig qurux badan ku qabtaan magaalada Muqdisho.

Sida aan wararka ku heleeyno waxaa isa soo taraya cabsida ka taagan in uu bandhigaasi hirgalo sababo amni awgeed, waxaana jira handadaadyo kaga imaanayo dadyoow doonaya ineey baajiyaan Showgaas.

HALKAAN KA DAAWO 

 

xidigaha geeska


FADLAN FIKIRKAAGA WAA MUHIIM

COMMENT NOO REEB MAHADSANID

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KOOBAN