MUUQAALADA CUSUB

DAAWO Arooskii ugu shidnaa Qaarada yurub oo lagu soo bandhigay Hiddo & Dhaqankeena

Inta badan waxa ay Soomaalidu wadan walbo oo ay tagto kusoo bandhigaan Xafladaha Arooska dhaqamadooda kuwaasoo ka dhiga dhaqankooda mid sii hormaran. Waa aroos cajiib

Continue Reading »

Qeybta MUUQAALADA CUSUB

Daawo Video : Booliska Maraykanka oo si naxariis dara u jirdilaya dhalin yaro Soomaali ah

Inta badan waxaan aragnaa Booliska dalka maraykanka oo si weyn u jirdilaya madowga ku nool dalkaasi oo ay qaarkood heystaan dhalashada dalkaasi Maraykanka. Qoysas badanoo

Continue Reading »

MUUQAALADA CUSUB Archives

Muuqaalkii ugu horeeyey ee laga soo duubay Qaraxii Hotel Saxafi & Keydka CCTV Camerada hotelka oo la hela
- Nov 1, 2015
Kadib qaraxii xooga badnaa ee geystay khasaaaraha fara badan waxaa la helay muuqaalkii ugu horeeyey ee qeexi kara dhibaatada shacabka iyo Dowlada soo gaartay. Muuqaalkaan oo ay soo duubeen wariyayaal goobta ...
DAAWO VIDEO : Waraysi kale oo laga qaaday AYAAN XERSI Si weyna u amaantay Hay’ad Gaalo ah oo Lacago ku bixiyeen Caafimahadkeeda
- Oct 4, 2015
Bulshada Soomaaliyeed waxa ay ka dharagsanyihiin falkii ay sameeysay AYAAN XERSI xili uu muuqaalkeedu ku baahay guud ahaan dunida aynu ku noolnahay. Kama ay daasho ineey bixiso muuqaal aflagaado ku ah ...
DAAWO VIDEO : Siyaasi caan ka ahaa Siyaasada Soomaalida oo Diinta islaamka ka baxay, Lama filaan dad badan ka yaabshay
- Oct 3, 2015
Warbaahinta caanka ah ee BBC qeybta Maqal-Araga ah ( Taleefashinka ) ayaa baahisay muuqaalka Siyaasi caan ah oo si cad u qeexay inuu ka aamin baxay Diinta islamka. Seddex qofoo kamid ...
DAAWO : Gabadhaan Safarkeeda Islaamka Muuqaal Qurux iyo qiimo leh
- Oct 3, 2015
DAAWO Muuqaalka gabadh Islam ah qaadatay oo si cajiib ah uga sheekeey neysa sida quruxda badan oo uu Alle ku fahansiiyey diinta macaanta badan ee islamka. Qaab jiliin ah ayeey waraysiga ...
YAA ALLAH : Daawo 4 Gabdhood oo Soomaali ah gaaloobay kadib Fariimo Aflagaado iyo dhaqan xumo ah usoo diraya Shacabka
- Oct 2, 2015
Dalka Australia waxaa jira gabdho Soomaali ah oo qaatay Diinta Kirishtaanka kuwaasoo si wada jir ah u bilaabay barnamij cusub oo asalkiisu yahay aflagaado . Gabdhahani oo lagu kala magacaabo, Sa'dia, ...
XOG CULUS : Fanaaniintii Xidigaha Geeska oo Cabsi awgeed baajiyey Bandhigii Ciida Muqdisho
- Sep 24, 2015
Waxaa maalmahaan socday Olole ay fanaaniinta Xidigaha muqdsho ay ku doonayeen in eey bandhig qurux badan ku qabtaan magaalada Muqdisho. Sida aan wararka ku heleeyno waxaa isa soo taraya cabsida ka ...
ARIN NAXDIN LEH : Akhriso 4 Qodob oo Gabdhaha reer Muqdisho ay caado ka dhigteen
- Sep 23, 2015
Waa sheeko gaaban oo aan is dhahay lawadaag Akhristayaasha Xulka99.com taasoo run ahaantii mudan inaad ka war qabto hubaal waxaadna noqon doontaa mid si weyn uga feejignaada  
SIR CULUS : Daawo muuqaal qarsoodi ah oo laga duubay Qaraxii xalay+ Dad cadaan ah oo ku dhintay
- Sep 22, 2015
Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay qaraxii shalay maqribkii ka dhacay banaanka hore ee Madaxtooyada, gaar ahaan koontaroolka ugu horeeya, iyadoo qaraxaas uu ahaa mid ismiidaamin loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa ...

Next Page »