XULKA WARARKA

DAAWO VIDEO : Xasan Adan Samatar & C/qaadir Jubba oo Bandhigii Qarniga wada qabtay

DAAWO VIDEO : Xasan Adan Samatar & C/qaadir Jubba oo Bandhigii Qarniga wada qabtay & Gabadh ku sugneed Xaflada oo si iskeed ah isaga dhimatay

Continue Reading »

Qeybta XULKA WARARKA

DAAWO VIDEO : Ayaan Xerso oo Qaraxii Parin Awgeed cagta Marisay Soomaalida & Diintaba

Inta badan waxaa lagu xasuustaa Ayaan xersi waxyaabaha xumaha ah oo dhan, waxayna ka daba qaadatay Soomaalida oo dhan iyadoo cuksaneeysa Qaraxii Paris ee france.

Continue Reading »

XULKA WARARKA Archives

Subxanallah : Daawo Muuqaalka Haweeneey Dhibaato badan ku qabta Horaadaheeda
- Nov 13, 2015
Daawo Muuqaalka Haweeneey ay dhibaato xoogan ku haayaan Horaadaheeda taasuu baahiyey taleefashin caan ah oo dhawaan la yeeshay waraysi kana diyaarshay muuqaal yaab leh nolosheeda  
DAAWO VIDEO : Koox Soomaali ah oo Bank Maraykanka ku yaal dhac u geystay
- Nov 12, 2015
Daawo Muuqaalka Koox Soomaali ah & Ajaanib iskugu jira oo qal qal galiyey Bank ku yaala Maraykanka kuwaasoo sababay in Ciidamada dowladu ay usoo kacshaan Diyaarado kahor tag ah.
DAAWO VIDEO : Fanaaniin Caan ah oo dhigaya Xuska Mowliidka + Waraysi yaab leh
- Nov 9, 2015
Waa Fanaaniin si weyn looga dhex qadariyo fanka Soomaalida kuwaasoo markii ugu horeeysay ku dhaqaaqay fal si layaab u leh marna iyaga faaiido ugu jirto dhinaca hanuunka Waxa ay fanaaniintaan waraysi ...
Kenya oo cadeeystay Naceybka ay Soomaaliweyn u qabto soona bandhigtay Arin fajac leh
- Nov 7, 2015
Wasiirka arimaha gudaha Kenya Joseph Nkaissery ayaa ka shanqariyay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan Howlo ay sharciga iyo aqoonsiga shaqada uga qaadi doonaan Soomaalida ku sugan dalkaasi. Waxa uu ...
DAAWO Arooskii ugu shidnaa Qaarada yurub oo lagu soo bandhigay Hiddo & Dhaqankeena
- Nov 7, 2015
Inta badan waxa ay Soomaalidu wadan walbo oo ay tagto kusoo bandhigaan Xafladaha Arooska dhaqamadooda kuwaasoo ka dhiga dhaqankooda mid sii hormaran. Waa aroos cajiib ah oo indhaheeyga soo jiitay sida ...
Daawo Video : Booliska Maraykanka oo si naxariis dara u jirdilaya dhalin yaro Soomaali ah
- Nov 4, 2015
Inta badan waxaan aragnaa Booliska dalka maraykanka oo si weyn u jirdilaya madowga ku nool dalkaasi oo ay qaarkood heystaan dhalashada dalkaasi Maraykanka. Qoysas badanoo Soomaali ah ayaa cabsi ka muujiyey ...
Muuqaalkii ugu horeeyey ee laga soo duubay Qaraxii Hotel Saxafi & Keydka CCTV Camerada hotelka oo la hela
- Nov 1, 2015
Kadib qaraxii xooga badnaa ee geystay khasaaaraha fara badan waxaa la helay muuqaalkii ugu horeeyey ee qeexi kara dhibaatada shacabka iyo Dowlada soo gaartay. Muuqaalkaan oo ay soo duubeen wariyayaal goobta ...
Daawo Sawiro Naxdin leh oo laga soo qaaday Qaraxii Hotel Saxafi
- Nov 1, 2015
Waa sawiro cusub oo laga soo qaaday Hotel saxafi iyo sidii uu khasaaraha u gaaray qaraxi kadb barta hoose kaga bogo

Next Page »